information about W3c

  W3c waxa uu utaganayahay  (World wide web Consortium).

a. Web-kii wuxuu sameeyay Tim Berners-Lee sanadkii 1994-kii, wuxuuna aasaasay Ururka World Wide Web Consortium (W3C) si loo hubiyo koboca muddada-dheer ee Webka. Wuxuu weli ahaanayaa Agaasimaha Sharafta leh ee W3C iyo Xubin Sharafeed ka ah Guddiga Maamulka.

Laga soo bilaabo bilowgii, World Wide Web Consortium (W3C) wuxuu ahaa bulsho caalami ah oo ay ka qayb qaataan ururo xubinimo leh, shaqaale waqti-buuxa ah, iyo dadweynaha, kuwaas oo si wadajir ah uga shaqeeya horumarinta heerarka furan ee Webka.

b.Ururkani waxaa ku biiri karo:

1. Shirkadaaha Teknaloojiyadaha sida Hormuud,Hormayiha Software iyo Hardware.

2. Hay’adaha Dawliga ah  sida Warashadaha iyo hay'adaha ee daneenayo hormarinta.

3. Jammacadaha iyo xurumaha cilmiga. 4. Ururda aan Dowliga ahayn (NGOs).

# Si aad ugu biirtid waxa ay kugu qaadanysaa waxay ay ku herantahay ururka ku soo biiri rabo qiimaha laga qaadayo sida hada shirkadaha waa weyn waxa laga rabaaa bil walba 70,000$ sanadkii. iyo wixi la mid.

c.waxaaan wax ka qorayaa Web Accessibility (WCAG) – W3C waxay leedahay xeerar loo yaqaan Web Content Accessibility Guidelines (WCAG), kuwaas oo hubinaya in dadka naafada ah ay si sahlan u isticmaali karaan Webka. Tani waxay muhiim u tahay samaynta bogag si xor ah looga akhrisan karo loogana dhex-baari karo iyadoo aan caqabad jirin.

by: ZAKARIYA MOHAMED AXMED 

Comments

Popular posts from this blog

About my own self

GitHub